Doorasho Qooto Qooto ah oo maanta ka dhacday Muqdisho Yaa ku soo baxay ?

Xildhibaankii lagu Celiyay Galmudug oo maanta doorashadiisa lagu qabtay Muqdisho ayaa waxaa kusoo baxay Cabdiqaadir Gaafow Maxamuud oo helay 50 cod.

Cabdiqaadir Gaafow Maxamuud ayaa ka guuleystay Sakariye Maxamed Cosobel.

Xildhibaanka Maanta la doortay ayaa horay Guddiga Xalinta Khilaafada ay u diideen doorashadiisa.

Shantii kursiga ee dib loogu celiyay Maamul Goboleedyada ayaa waxaa kusoo baxaya Xubnihii horay loo diiday doorashadooda.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)