Dhaqaatiirta Isbitaalka Digfeer oo ka deyriyay xaalada Gud Yariisoow xili hawada Soomaaliya kusoo…

Warar aan ka heleyno masuuliyiin kala duwan oo ka tirsan gobolka banaadir ayaa shegaayo in xaalada caafimaad gudoomiye Yariisow aad looga deyrinaayo.

Dhaqaatiirta soomaalida iyo Turkida isugu jirto ayaa sheegay in xaalada caafimaad Ing Yariisoow tahay mid aad u halis badan lagana yaabo in dalka wax looga qaban karin.

Gudoomiyaha ayaa habeenkii xalay lagu sameeyay labo qaliin oo saacado badan qaatay waxaana lashegayaa in Yariisow dhaawaca kasoo gaaray qeybta sare ee jirka.

Masuuliyiin kala duwan ayaa waxyeelo kasoo gaartay qaraxaas ismiidaaminta ah waxaana lashegayaa in sii badan karto dhimashada.

Wixii kusoo kordha wararkeyna danbe ayaa kula socon dontaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here