DHAGEYSO+SAWIRRO: Madaxii Qaraxyada Shabaab & 4 Qof Kale Oo Loo Hayo Tuhunka Qaraxii Soobe

Dawlada Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ka hadashay Qaraxii Soobe iyo Xogaha laga helay bil kadib iyo faah faahinada dadka loo qab qabtay.

Wasiirka Amniga Qaranka Maxamed Abuukar Isloow (Ducaale) ayaa 

RIIX HALKAAN SI AAD UDHAGEYSATO CODKA

1. Mukhtar Mohamud Hassan (Gardhuub) –

2. Abdiweli Ahmed Dirie (Abdiqani) oo ahaa madaxa qaraxyada Gobolka Banaadir, marka uu Gardhuub amarka ka yimaado

3. Hassan Aden Isaq, oo ahaa darawalkii gaariga Noha-da, ahaana isku xirihii weerarka 14ka Oct, inta uusan wareejin Noha baa la qabtay.

4. Ali Yusuf Wa’eys (Duale) oo ahaa shaqsigii loo diyaariyey inuu Noohada isku qarxiyo. 

5. Abdullahi Abdi Warsame Gaariga TM ka drawalka waday oo isku qarxiyey waa Maadey (Cismaan Xaaji)”.

Sikastaba Ha’ahaatee ayaa waxa la filayaa in baaritaanka socda kadib Warbaahinta lala wadaago wixii soo kordho iyadoo hadda ay su’aalo ku socdaan dadkaan.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)