DHAGEYSO:Idaacada Shabaab oo tartan aad u cajiib ah u qabatay Odayaal loogu magac daray rag caan ah

Idaacadda ku hadasha afka kooxda Al Shabaab ee alfurqaan ayaa maalmihii ciiddda tartan aqooneed cajiib ah uqabatay qaar kamid ah odayaasha dhaqanka soomaaliyeed.

Waxay ku tartamayaan aqoon guud iyo mid diini ah waxaana barnaamijka hadiyado qaali ah ku bixinaysa mid kamida shirkadaha ganacsiga Soomaaliyeed si ay udhiiri geliso sare uqaadidda aqoonta odayaasha dhaqanka.


LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here