DHAGEYSO: Xukuumada Oo Shir Albaabada Uxiran Maanta La Qaadatay Ajaanibta Ka Shaqeysa Hay’adaha…

Wasiirka Wasaarada Gar gaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Soomaaliya Mudane Xamsa Siciid Xamsa ayaa waxa uu ka hadlay Shir maanta ka dhacay Muqdisho oo ay la qaateen Xubnaha Ka Socday Hay’adaha Samafal Ee Dalka ka shaqeeya.

Wasiir Xamsa ayaa sheegay inay uga golahaayeen Kulanka maanta sidii looga hortegi lahaa dhibaato ak dhalata Abaaro soo kordha.

Waxa uu Wasiirku shaaca ka dhigay in Hadda laga digayo Biyo gursi ay sameeyaan Labada Webi Ee Dalka Shabelle iyo Jubba,islamarkaana Gudiga Farsamo Ee Wasaarada ay soo bandhigeen odoroska la bixiyey.

Wasaarada Gar gaarka Soomaaliya waxay sheegtay in laga hadlayey sidii dadka Baahiyaha heystaan loo gar gaari lahaa,ayna Xukuumada ifineyso meelaha culeysyada ka jiraan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here