Dhageyso: Xildhibaano Ku Jees jeesay Amar Uu Bixiyey Jawaari Oo Safaro Dibada Ahna Iskaga Maqan

Marar badan waxaa jirtay in Xildhibaanada loogu baaqay inay soo xaadiraan Fadhiyada Baarlamaanka Dalka oo ah mid Shaqooyin badan ay horyaallaan.

Waxaa jirtay in Kulamada Qaar Bilihii lasoo dhaafay ay ubaaqanayeen ama dib ugu dhacayeen tirada Kooramkii ama Xildhibaanada loo baahnaa aan xaadirin kulamada.

RIIX HALKAAN SI AAD UDHAGEYSATO CODKA

Xildhibaano katirsan Dawlada Soomaaliya ayaa bilaa shaqo uga maqan Dalka Soomaaliya iyadoo la leeyahay waxaa ay kaga maqan yihiin dalka shaqo gaar ah iyagoo jira.

Jawaari oo ah Afhayeenka Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Cusmaan Jawaari ayaa marar badan waxa uu isku dayey inuu Xildhibaanada Ganaax iyo Lacagta in laga jarayo uu sameyn doonaan.

Badweyn.com xog ay heshay waxaa hadda muuqata in Muna Key Iyo Xildhibaano kale ay ku damaashaadayaan Nairobi halka kuwa qaarna ay aadeen Dalalka Mareykanka iyo Yurub meelo ka mid ah.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)