DHAGEYSO: Xildhibaan Si Kulul Uga Hadlay Dagaal Beeleed ka Socda Degmada Balcad

Waxaa soo kordhaya dadka sida kulul ucambaareenaya Dagaal beeleedka ka socda deegaanka Buula yareey Shiikhaal Ee Degmada Balcad.

Xildhibaan Xasan Maxamed Ibraahim oo ka mid ah Mudanayaasha Baarlamaanka HirShabelle ayaa waxa uu ka hadlay dagaal beeleedkaasi.

RIIX HALKAAN SI AAD UDHAGEYSATO CODKA


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)