DHAGEYSO: Xildhibaan Canab” Shacabka Laasacaanood Waxaa Lagu Hayaa Mid La Mid Ah Gumeysiga Falastiin”

Xildhibaanad  Canab Xasan Cilmi oo ah xildhibaan qaran kana so jeeda G/Sool ayaa sheegty in siyaasad iyo dano gaar ah laga leeyahay dagaalka ka socda G/Sool waxayna sheegtay inaan la aqbali doonin in la khsabo dadka reer Laasacaanood . Xidlhibaanada   ayaa ku baaqday in shacabka Laascaano laga dul qaado ciidamo Millatari ah oo ku dul habsaday kuwaas oo hoostaga maamulka Soomaaliland.

Waxayna ku tilmaantay waxa ka socda magaalada Laasacaanood gumeysi lamid ah kan shacabka reer Falastiin oo ay Yahuudu ku heyso sida ay xildhibaanadu hadalka u tiri.

HALKAAN KADHAGEYSO CODKA WARKAAN

Xildhibaanad Canab Xasn Cilmi ayaa  waxa ay  nasiib darro ku tilmaamtay in shacabka Laascaano loo diiday inay si nabad ah ku ciidaan waxayna luqad adag ku cambaareysay kuwa  horgalada u ah maamulka Haregysa oo shacabkooda maalin walba xabbada lala dhacayo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here