DHAGEYSO: Wasiir Katirsan Xukuumada oo Arin Aan Laga Fileyn Warbixin Ka Dhiibay

Waxaa is weydiin leh sida ay ugu fududaan karto Wasiir aan shaqadiisa aheyn inuu ka hadlo taasi oo qeyb ka ah baa la yiri in la kala garan la’yahay shaqooyinka loo igmaday.

Wasii katirsan Xukuumada Soomaaliya ayaa soo bandhigay in Dawlada Dhexe ay ku rajo weyn tahay sidii dalka looga heli lahaa Arin Dibada loo aadi jiray.

RIIX HALKAAN SI AAD UDHAGEYSATO CODKA

Wasiirka Wasaarada Cadaalada Soomaaliya Xasan Xuseen Ceynte oo ka hadlayey Kulan ka dhacay Muqdisho ayuu sheegay in tababaradii Dalka Dibadiisa loo Aadi jiray ay dalka ka hirgelin doonaan.

Waxa uu Wasiir Ceynte sheegay inay qarash badan ku bixi jirtay Arimahaasi sidii lagu heli lahaana ay geed dheer iyo mid gaaban ukorayaan oo dalka lagu qaban lahaa.

Soomaaliya ayaa hadda kabasho ku jirta waxaana ay Dawladaha Caalamka ay ka dalbatay in lagu taageero dib udhiska ay Sameeneyso iyo Dawladnimada la unkay.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)