Home WARARKA DHAGEYSO: Wafdi Ka Socda Dawlada Soomaaliya oo Arin Muhiim Ah Ujooga Dalka...

DHAGEYSO: Wafdi Ka Socda Dawlada Soomaaliya oo Arin Muhiim Ah Ujooga Dalka UK

2
0

Waxaa lagu wadaa in dhawaan uu ka furmo Shir Caalami Ah ayna ka qeyb galayaan Mas’uuliyiin kala duwan Waddanka Ingiriiska Caasimadiisa London.

Shirkaan ayaa looga hadli doonaan sida qorshaha uu yahay dib udhiska iyo Bilic soo celinta Dekadaha ku yaalla Dalka Soomaaliya oo sida ay hadda yihiin laga wanaajinayo.

RIIX HALKAAN SI AAD UDHAGEYSATO CODKA

Wasiir ku xigeenka Wasaarada Dekadaha Xukuumada Soomaaliya Cusmaan Maxamed Cabdi (Daallo) Ayaa sheegay in shirkaasi uu yahay mid muhiim u ah Soomaaliya oo ay Khibrad badana ka faa’iidi doonto.

Wasiir Daallo waxa uu sheegay in London ay utageen sidii Dekadaha Soomaaliya loo hormarin lahaa,Shaqo Abuurna loogu sameyn lahaa Dhalinyarada Soomaaliyeed.

Inta badan Dekadaha Soomaaliya waxay gacanta ugu jiraan Shirkado Ajaanib Ah sida Turkida iyo Imaaraat-ka Carabta hadana waxaa la sheegayaa in Dhaqaalaha ugu badan ee kasoo xarooda Dekadaha aysan Soomaalida helin.

Jawaab Dhaaf

Please enter your comment!
Please enter your name here