DHAGEYSO: Wada hadal Culus Oo Somaliya & UAE U Socda Kuna Aadan Arinta….

Xukuumada Soomaaliya ayaa la furtay Wada hadal Dawlada Iskutaga Imaaraat-ka Carabta oo waayahaan dunta iskugu xirneyd.

Imaaraat-ka ayaa doonaya inuu fal gal dhaw la sameeyo Soomaaliya si uu meesha kaga saaro Turkida iyo Qatar uu la wareego Mashaariicda Socda.

Agaasimaha Maxjarada iyo Suuq geynta Wasaarada Xanaanada Xoolaha Soomaaliya C/qaadir Shoole ayaa sheegay inay hadda wadahadal usocdo iyaga iyo Dawlada Imaaraat-ka Carabta.

HALKAAN KADHAGEYSO CODKA WARKAAN

Waxa Dawlada Soomaaliya ay dooneysaa inay dib usoo celiso Xoolihii loo iib geyn jiray Dalka UAE oo aan muddo jirin laguna rajo weyn yahay soo celinta Dhoofintii Xoolaha.

Hadii ay Imaaraat-ka Ogolaadaan waxaa macquul ah in dhaqaale badan ay Soomaaliya ka hesho iib geynta Dalalka Carabta Xoolaha Nool sida Ariga,geela iyo Lo’da.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here