DHAGEYSO: Taliye Katirsanaa KGS oo la Dilay & Shabaab oo Meydka Askartooda ka Cararay

Wararka inaga soo gaaraya Gobolka Bay ayaa waxay sheegayaan in weerar ka dhacay Degmada Qansax dheere uu ka dhashay Khasaaro iskugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Waxa weerarkaasi uu ahaa mid ay soo qaadeen Shabaabka iyadoo Seddex askari la sheegay in Al Shabaab looga dilay oo midkood Meydkiisa ka carareen.

RIIX HALKAAN SI AAD UDHAGEYSATO CODKA

Taliyihii Ciidanka Ee kusugnaa Degmada Qansax Dheere ayey Shabaabku ku dileen Weerarkaasi sida uu xaqiijiyey Gudoomiyaha Degmada Qansax dheere Aadan Cabdi.

Weerarka dagaalka ah waxaa ka horeeyey Qarax lala beegsaday Gudoomiye Aadan Cabdi uu ka bad baaday,isagoo sheegay gudoomiyaha tibaaxay in Qori BKM ay Shabaab ka furteen.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)