DHAGEYSO: Sheekh C/qaadir Muumin oo Isku Soo Sharxay Xilka Usareeya Ururka Daacish

Warbixin la helay ayaa waxay sheegayaan in C/qaadir Muumin oo ah Hogaamiyaha Kooxda Daacishta Soomaaliya uu isku soo sharxay Xilka ugu sareeya Ururkaas.

Waxa Sargaalkaan oo hore uga mid ahaa Xubnaha Al Shabaab ayaa waxa hadda uu wajahayaa Culeys ballaaran islamarkaana xilkaasi uu raadinayo xubno kale doonayaan dhankooda.

RIIX HALKAAN SI AAD UDHAGEYSATO CODKA

Waxa maalmihii lasoo dhaafay la arkayey fariimo uu soo diray C/qaadir Muumin oo gaarayey Xafiiska Ururka ISIS taasi oo la tilmaamay in ay kala shaan dheyn doonaan Codsiyada lasoo bandhigay.

Wararka waxay sheegayaan in laga Cabsi qabo Xarun Weyn ka yeelato Soomaaliya Ururka Daacish.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)