DHAGEYSO: Salaad Cali Jeelle Oo Nairobi Ka Wada Olole Cajiib Ah & Farmaajo Oo Runta Usheegay

Siyaasiga Salaad Cali Jeelle oo hadda kusugan Magaalada Nairobi Ee Caasimada Dalka Kenya ayaa waxa uu wadaa olole uu ku doonayo sidii loo heli lahaa Taageero raadin isaga ah.

Salaad ayaa waxa uu rabaa inuu Xisbigiisa Siyaasadeed uu meel sare gaarsiiyo isagoo doonaya 2020 in Dalka Madaxweyne uu ka noqdo.

RIIX HALKAAN SI AAD UDHAGEYSATO CODKA

Ilo Muhiim ah ayaa Badweyn.com Usheegay in Salaad Cali Jeelle uu kula kulmay Nairobi Siyaasiyiin Caan ah iyo Xubno Ganacsato ah Oo Beesha Abgaal Jufada Agoon yar kasoo jeeda.

Xaalka ayaa umuuqda in Lacag badan uu ku bixinayo Salaad Jeelle sidii uu meel sare u gaarsiin lahaa Xisbigiisa si miraha hadda uu abuurto hadhoow uguran lahaa.

Farmaajo ayaa ku gacan seeray Qorshe loo soo jeediyey oo Ahaa in Salaad Jeelle Ka dhigo mid jago sare ka hela Dawlada balse uu ka carooday Arintaasi Salaad hadana uu abaabulayo kulamo ka dhan ah Farmaajo.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)