DHAGEYSO: Salaad Cali Jeelle oo Beesha Abgaal Ka Fikir Hor Yimaaday

Inta badan waxaa lagu kala Aragti duwanaaday qaabka hubka dhigista Xamar uga wado Dawlada Soomaaliya.

Waxaa dhawaan kulan ku yeeshay Muqdisho Beelaha Abgaal,Shiikhaal,Duduble iyo Habar Gidir kuwaasi oo si kulul uga hor yimid Hubka dhigista qaab beeleedka loo wajahay.

RIIX HALKAAN SI AAD UDHAGEYSATO CODKA

Siyaasiga Salaad Cali Jeelle oo xilala kasoo qabtay dawladihii KMG Ee Dalka Soo maray ayaa waxa uu ka hadlay Qaabka uu u arko Hubka dhigista Muqdisho laga wado.

Waxa uu Salaad sheegay inuu soo dhaweenayo Barnaamijka socdo ayna ku baaqayaan in Arintaan lagu taageero qolyaha Amniga wada.

Salaad Cali Jeelle ayaa tibaaxay in Al Shabaab barnaamij looga Hortegi karo weeraradooda ay qeyb ka tahay Hubka dhigistaan la sameenayo.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




wararkii ugu danbeeyay