Dhageyso: Safaarada Imaaraat-ka Carabta Ee Muqdisho Oo Si Layaab Leh U Bilowday Fursado Dahabi Ah

Sida ay baahin.com uxaqiijiyeen Xubnaha Ka shaqeeya Safaarada Imaaraat-ka Carabta ayaa waxay soo kordhiyeen Qorsheyaal aan la ogeyn.

Waxa la sheegay in dadka tega Safaarada loo sheegay inay heli doonaan Kaarar ay ku helayaan Dhaqaale ay ku shaqeysan karaan.

HALKAAN KADHAGEYSO XOGTA WARKAN

Waa mid la mid ah Bakhtiyaa Nasiib lagu kala saarayo sida loo kala nasiib badan yahay.

Ahmiyada ugu jirta Imaaraat-ka Carabta ayaa ah sidii loo heli lahaa qorsheyaal lagu raadinayo kasbashada Shacabka Soomaaliyeed iyo in laga helo Dawlada Soomaaliya Soo dhawaanshiyo.

Waxay tani sii xoojineysaa Baratanka Siyaasadeed Ee UAE la galeyso Qatar oo hadda kaga fara dhuudhuuban Dawlada Soomaaliya dhankeeda.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




wararkii ugu danbeeyay