DHAGEYSO: Mucjiso Ku Dhacday Gabar Yar Oo 10 Maalin Xiriir Ah Hurdeysa & Sirta Oo La Helay

Dhakhaatiirtu inta badan dawo uma hayaan cudurka “Kleine-Levin Syndrome” kaas oo ku dhaca halkii milyan ee qof ruux ka mid ah.

Qofka uu ku dhaco ayaa u baahan in wakhti farabadan uu hurdo, halka dadka caadiga ah 8-saacadood ay u baahan yihiin si ay hurdo waafi ah u helaan ayaa kuwo kalena u baahan yihiin saacado intaa kasii tiro badan.

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA:

Georgia Green oo ah gabar reer Australia ah oo 21 sano jir ah ayaa waxaa ka suurtowda iney huruddo 10 cisho oo xiriir ah, iyadoo cunno iyo masqul oo kaliya usoo kacaysa, cudurkan ayaa illaa yaraanteedii hayay waa “ Kleine-Levin“.

Green ayaa dadaal aad u tiro badan ku bixin jirtay si ay u gaarto saaxiibadeed oo xilli kasta kaga hormari jiray waxbarashada, waxay hadda ku shqeysaa la talin suuqgeyn, waxa uu cudurkani ku hayaa culeys dhanka bulshada ah isagoo u diiday iney nolol dabiic ah ku noolaato, dadkii waxay barteen iney cudurdaar u sameeyaan maadama ay la socdaan xaladeeda caafimaad.

Waxaa xusud, inaan cudurkani dawo iyo kaalmaati toona lahayn, laakiin marka qofka uu ku dhacaa gaaro 30sano jir ayaa marqura iskii u bushigiisu u baxayaa.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




wararkii ugu danbeeyay