DHAGEYSO: Maxaa Kala Qabsaday Ciidan Kenyaan Ah & Shabaab Oo Dhul Howd Ah Isku Helay?

Wararka ka imaanaya Dalka Kenya Qeybo ka mid ah ayaa waxay sheegayaan in Dagaal Xoogan uu ka dhacay Dhulka Keymaha Ah Ee Deegaanka Lamu.

Keymaha Boni ayaa waxaa ku dhuumaaleysanayaa Ururka Al Shabaab oo ay weerar Xoogan kuqaadeen Ciidan katirsan Dawlada Kenya.

Saraakiisha Ciidanka Howlgalkaasi kusugnaa ayaa waxay sheegeen in Seddex Goob oo Shababa ay lahaayeen La bur buriyey kadib xog la ogaaday.

Deegaanka Lamu ayaa ahaa meel Xeebeed islamarkaana Kenya ay Dhaqaale badan ka heli jirtay Dalxiiska dadka utegi  jiray balse ay waayihii dambe noqdeen kuwo Dagaalo kusoo laab laabteen.

RIIX HALKAAN SI AAD UDHAGEYSATO CODKA


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)