DHAGEYSO:-Madaxweyne Xaaf “Annaga & Puntland waxaa inoo gaar ah inaan howlahena horay u wadanno”

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa sheegay in maamulka Puntland iyo maamulkiisa ay sii wadan doonaan shaqooyinka nabadda ah ee ay isla wadeen, islamarkaana uu ka rajeynayo madaxweynaha cusub in isna meeshiisa kasii wado.

Xaaf oo hadal ka jeediyey Khudbaddii Caleema Saarka ee madaxweyne Dani ayaa dhanka kale bogaadiyey Horumarka ka jira magaalada Garoowe uu uu sheegay in isbadal badan uu ka muuqdo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here