Home WARARKA Dhageyso: Khilaafkii Ugu Xumaa Oo Soo Kala Dhex Galay Rooboow Abu Mansuur...

Dhageyso: Khilaafkii Ugu Xumaa Oo Soo Kala Dhex Galay Rooboow Abu Mansuur iyo Dawlada Soomaaliya [SABABTA]

2
0

Dawlada Soomaaliya kama aysan Faa’iideysan Khibrada Xasan Daahir Aweyd oo muddo Afar Sano ku dhaw Gacanteeda ku jira.

Inkastoo Xasan Daahir laga dhigay Xabsi Guri hxadana waa Sargaal dhinaca Ciidanka wax badan ka fahansan oo qidad iyo Qorsheyaal ay ka heli laheyd.

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA

Sidoo kale Shan Bil ka hor Sheekh Abu Mansuur Rooboow ayey Dawlada soo dhaweysatay oo Muqdisho keentay sidii loo baahnaa looma marin xogta uu hayo inuu Dawlada la wadaago.

Xog ay heshay Baahin.com ayaa sheegeysa in Mukhtaar Rooboow uu kol kolaareeyey Siyaasad ahaan Dawlada Farmaajo uuna isku qanciyey mid ubisil in dalka ay xoreyso.

Waxa hadda jira khilaaf xoogan oo soo kala dhex galay Abu Mansuur iyo Madaxda Dawlada oo ku aadan in Duulaanka Shabaab ka qeyb galo hase ahaatee uu diiday markii uu sheegay in Ciidanka Dawlada aysan aheyn kuwo aan Dagaal geli karin,qabyaalad jirta iyo daneystayaal Dalka Hogaaminaya.

Waxaa sidoo kale Khilaafka uu sii xoogeystay markii uu Baydhabo ka sheegay bilo ka hor Abu Mansuur in aysan Saxaafada ugu yeeri karin Abu Mansuur oo isku dhiibay dawlada oo Shaki badana abuurtay.

Jawaab Dhaaf

Please enter your comment!
Please enter your name here