Dhageyso: Jubbaland Oo Lacago Kumanaan Dollar Ka Heli Doonta DFS Hal Arin Hadii Ay Sameeyaan

Hadda Waxaa socda Barnaamij Siyaasadeed oo gil gilaya Deegaanada Puntland oo ku aadan Isbadel lagu sameenayo Golaha Wasiirada J/Land.

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa waxa uu sheegay in Shaqada oo hore usii socotaa laga eegi doono hadba Shakhsiga uqalma Sii joogista Xilka uu heyn doono kan kalena Daaqada uu ka bixi doono.

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA warkaan

Dawlada Federaalka Soomaaliya ayaa waxay dooneysaa inay Dhaqaale kusiiso Maamul Gobolleedka Jubbaland hadii ay la yimaadaan fir fircooni dhab ah.

Waxa Jubbaland dhaqaalahaasi ay ku doonayaan sidii ay Saad iyo Sahay uga dhigi laheyd Boqolaal Askari oo loo diyaariyey inay Xoreeyaan Jubbada Dhexe oo Ururka Al Shabaab ka arimiyaan iyo qeybo ka mid ah Gobolka Gedo.

Jubbaland waxay ka sugeysaa Fariintii ay Lacagaha ku heli lahaayeen oo kaga timaada Dawlada balse waxaa hor taalla inay dhankooda isku qadimaan Dawlada dhexe oo wax mucaaradnimo ah la hor imaanin.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




wararkii ugu danbeeyay