Home WARARKA DHAGEYSO: Itoobiya oo Naxdiintii ay Ka Qaaday Doorashada Farmaajo Kadib Ku Dhowaaqday…

DHAGEYSO: Itoobiya oo Naxdiintii ay Ka Qaaday Doorashada Farmaajo Kadib Ku Dhowaaqday…

2
1

Dowladda Itoobiya iyo shacabka dalkaasi ayaa aad uga naxay doorashadii Farmaajo, waxaana ay sheegeen iney tahay maalin madow oo dowladooda usoo hoyatay.

Wariye Itoobiyaan ah ayaa warbixin uu qoray wuxuu ku sheegay iney ahayd maalintii murugada maadaama uu madaxweyne ka noqday Soomaaliya shaqsi aad u neceb Itoobiya.

Waxa uu sheegay Wariyahan inaan markii hore la adkeyn xubnihii ay dowladaasi wadatay ee tartanka ku jirey, waxaana sidoo kale wariyaha uu sheegay in tani ay muujineyso guul darro xooggan oo 20 sano kadib lasoo gudboonaatay dowladda Itoobiya

https://youtu.be/zMa8LXVHIto

1 COMMENT

Jawaab Dhaaf

Please enter your comment!
Please enter your name here