DHAGEYSO:- Howlgalo Culus oo weli ka socda Magaalada Boosaaso

Saacadihii la soo dhaafay Waxaa Howlgalo Culus ka soconaya Xaafadaha Magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari.

Howlgalada ayaa ah kuwa lagu xaqiijinayo amaanka Magaalada Boosaaso oo maalmihii dambe ay dilal ka dhacaayeen.

Saraakiisha amaanka Gobolka Bari iyo Maamulka Gobolkaasi ayaa si wadajir ah u sheegay in la doonayo in la xaqiijiyo amaanka guud ee Gobolka Bari gaar ahaan Magaalada Boosaaso.

HALKAN RIIX


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)