Dhageyso: Habar Gidir Oo Ka bad baaday Xasuuq weyn Hadii ay Ka Fal Celin Laheyd Weeraradii C/Qeyb-diid iyo C.C.Warsame

Sir ay Heshay Baahin.com ayaa muujineysa in la doonayey in Dalka mar kale Xasuuq uu ka dhaco hadii Beelaha qaar ay awoodooda ka dhigi lahaayeen kuwo aysan Dawlada umuujiyaan Bac bac dhigid.

Bishii Hore Ee December Sanadkii Dhamaaday 2017 waxay aheyd mid daan daansi iyo Sanka taabasho lagu sameeyey Beesha Habar Gidir si loo hubiyo Awood ahaan iyo waxay ka badeli karaan awood ahaan.

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA

Xogta ay Heshay Baahin.com ayaa muujineysa in Dawlada Soomaaliya hadii ay Habar gidir Aar goosi ama Fal celin muuqata sameyn laheyd ay soo gelin rabtay Xamar Ciidan Itoobiyaan ah.

Qorshaha ayaa ahaa si loo gumaado ama Xasuuq loogu geysto H/Gidir oo loo arki karo mid San taag ka badan Qabiilada kale Dawlada ku wada.

Xildhibaan hore oo katirsanaa Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in qorshahaasi ay Ka bad baaday Lala rabay Gumaad Toos Ah Beesha Habar Gidir.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




wararkii ugu danbeeyay