DHAGEYSO: Guddomiyihii Maxkamada Kismaayo oo sabab La yaab leh isku casilay..

Gudoomiyihii Maxkamada Magaalada kismaayo ee Gobolka Jubada Hoose Sheek Xasan Macalin Aadan ayaa dhawaan iska casilay xilka Gudoomiyaha Maxkamada Magaaladaasi.

Guddoomiyaha ayaa ku micneeyay iscasilaadiisa arimo la xiriira Amniga iyo dhaqaalo xumi oo uu tilmaamay in ay ka jirto deegaanada Maamulka Jubaland.

Sheekh Xasan Macalin Aadan  ayaa lahadlay Radio Dalsan waxaana uu sheegay in isqab-qabsi soo kala dhexgalay isaga iyo Hogaanka Maamulka Jubaland ay sababtay in uu shaqada ka tago,taa oo salka ku heesa arimo dhaqaale.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




wararkii ugu danbeeyay