DHAGEYSO: Go’aanka cusub ee Gudoomiye Mursal iyo Sababta qarsoon oo markii Sedaxaad dib u dhigtay Doorshada K/Galbeed

Xukuumada Somaliya ee uu Hogaamiyo R/wasaare Kheyre ayaa la kulmeyso culeyso Siyaasadeed oo xoogan kadib markii uu aragti ahaan kasoo horjeestay Gudoomiyaha Barlamaanka Somaliya xili ay taagantahay xiisada arimo musuq oo wasaarada maaliyada lagu Eedeyay.

Gudoomiye Mursal aya shaaciya hadalo aysan jeclisay xukuumada Kheyre taas oo mar kale cadeyn ka dhigi karta lacagta qasnada dowlada laga waayay in la musuq maasuqay.

Dhanka kale Waxaa mar sedaxaad  sabab Aan Runta laga sheegin dib loogu dhigay doorashada madaxweynaha Koofur Galbeed iyadoo ay soo baxayaan warar sheegaya in suurtagal tahay mar kale din u dhac doorashada ku yimaad.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here