DHAGEYSO: Galmudug oo sheegtay in ay yeelanayso Goleyaal degaan

Madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi Carabay oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in dowlad goboleedka Galmudug ay dhawaan bilaabi doonaan Dhismaha goleyaasha degaanka ee ay yeelanayaan degmooyinka dowlad goboleedka Galmudug.

Sidoo kale Madaxweyne ku xigeenka Galmudug ayaa tilmaamay in Sanadkaan sidoo kale ay bilaabayaan Dhismooyinka Wadooyinka Magaalooyinka ku yaalla Gobolka Galmudug.

Shacabka kunool degaanada Galmudug ayuu ugu baaqay in ay ka qeyb qaataan howlaha lagu dhisaayo goleyaasha degaa

Degmooyinka maamulka Galmudug ayaan wali la heyn Goleyaal degaan , waxaana hadda ay Galmudug ay doonaysaa in ay dhisto si loo baahiyo Nidaamka dowladnimada.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




wararkii ugu danbeeyay