DHAGEYSO:- Gabar Caqli Badan Oo Sheekh Umal Ka Yaabsatay Kadib Markii Nin Keeda Naag La Guursaday Qiso Cajiib Ah

Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa sheegay in uu aad ula yaabay Gabar caqli badan oo ka reesay dad doonayay inay Ninkeeda ku diraan maadaama Naag kale lala guursaday.

Halkaan Ka Dhageyso Qisada Oo Dhameystiran

Gabadhaan ayaa soo ogaatay in Ninkeeda uu la qabo Naag kale balse taas badalkeeda waxa ay iska dhigtay qof aan ogeyn oo kale si aysan xaalada u sii xumaan walina Ninkeeda aanan loogu dirin .

 


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)