DHAGEYSO: Farmaajo Oo Deg Deg Warqad Ugu Diray Hogaamiyeyaasha Dawlad Gobolleedyada

Madaxweynaha Dalka Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waxa uu ka hadlay Shirkii lagu soo geba gabeeyey Magaalada Kismayo Ee Gobolka Jubbada Hoose.

Shirkaasi ayaa Hagar daamo loo maleegay Dawlada Dhexe ahaa sida Madaxda Dalka qabaan oo Caano daatay Dabadood la qabay ay ku sameyn rabtaa.

RIIX HALKAAN SI AAD U DHAGEYSATO CODKA

Farmaajo ayaa deg deg fariimo ugu diray Madaxda Dawlad Gobolleedyada inay ku yimaadaan Magaalada Muqdisho si loo xaliyo Khilaafka Siyaasadeed.

Waxa Farmaajo oo mid mid ula hadlay Taleefoon ahaan Hogaamiyeyaasha Dawlad Gobolleedyada in gogol la fidinayo Xamar si wax tabashadooda ay ka qabaan Dawlada Dhexe loo xaliyo.

Ceeb iyo Fadeexad ayey ku aheyd in Dawlada federaalka wax ka baxsan ay iskaga dhaqaaqaan Dawlad Gobolleedyada iyada kudaba feelmaya,waxaana la ogeyn sida ay Baaqa Farmaajo uga wajihi lahaayeen.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)