DHAGEYSO C/raxmaan C/shakuur: Khudbadda Farmaajo waxaa ka muuqday dagaal iyo daandaansi

Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa goor dhow waraysi dhinacyo badan taabanaayo siiyay idaacada BBC qeybteeda soomaalida waxaana oga hadlay khudbadii madaxweynaha soomaaliya xalay ka jeediyay magaalada Jubba ee xarunta dowlada Suudaanka koofureed.

Khudbada madaxweynaha oo taabaneyse dhinacyo badan gaar ahaan khilaafka kala dhaxeeyo maamul goboleedyada iyo waliba qorshaha doonayaan madaxda maamul goboleedyada oo ah kuwa liidaayo dowladnimada soomaaliya.

Cabdiraxmaan Cabdishakur ayaa dul istaagay khudbadii madaxweynaha gaar ahaan ereyadii cuslaa oo madaxweynaha u isticmaalay madaxda maamulada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here