(DHAGAYSO) Sh Shariif & Xasan Sh oo Halis ugu jira iney waayaan codka Xildhibaanada Kadib….

Wararka ayaa sheegaya in codadkii Xasan Sh iyo Sh Shariif ay halis ku jiraan maadaama gudiga anshaxa doorashada ay soo saareen awaamiir cusub.

Guddiga la dagaalanka musuq maasuq lagu sameeyo doorashada madaxweynaha oo dhawaan uu magacaabay baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta qodobo dhowr ah ka soo saaray magaalada Muqdisho.

Qodobadaa ayaa waxaa ka mid ah ahaa inay xadidadyaan dhaqdhaqaaqa xarunta doorashada, ilaalinta xalaalnimada habka codeynta iyo inay sheegi doonaan xildhibaankii ay ku helaan inuu laaluush ku iibsaday codkiisa.

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA:

Arrintan ayaa imaneysa ayada oo ay jiraan tuhunno ku saabsan in musharaxiinta qaar ay lacag u yaboohayaan codadka xildhibaanada labada Aqal ee baarlamanka Soomaaliya.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (2)

  1. cabdala says:

    ilahow xasan hanagusocelin ilahow mid kakhayr badan

  2. Ariif says:

    Illahow Madaxweyne Hassan Sheikh Dib nogu Soo Celi Insha Allah