DHAGAYSO: Odayaasha Hawiye oo Go’aankii ugu weynaa ka qaatay Xildhibaanada Horu-socod & Kalsoonida ay uhayaan Farmaajo oo..

Odayaasha dhaqana Hawiye ayaa markii ugu horeysay si adag uga hadlay go’aankii ay ku dhawaad 100 Xildhibaan uga soo horjeesteen xukumada RW Kheyre iyo madaxweyne Farmaajo.

Qaar kamid ah odayaasha Hawiye oo saxaafada Muqdisho la hadlay ayaa sheegay in xildhibaanadii ku dhawaaqay madasha Horu-socod ay yihiin kuwa qaran dumis ah oo ay tahay in laga hortago.

RIIX HALKAN: DHAGAYSO CODKA

Boqor Cabdi Axmed Cali oo ah Boqorka Beelaha Hawiye ayaa sheegay Iney nasiib daro tahay go’aanka ay gaareen xildhibaanada uu hogaamiyo C.Rashiid Xidig.

RIIX HALKAN: FANAANKA CIYAAR JECEL OO GABRE KKU TILMAAMAY XIDIG

“Maanta dowlada Soomaaliya udhalatay mucaarad uma baahna, shalay ninkii wax doortay inuu maanta mucaarado ma ahan wax suura gal ah qof labo carab lehna malahan”ayuu yiri Boqorka Beelaha Hawiye.

RIIX HALKAN: KENYA OO AQBASHAY DACWADII DFS

Hadaba, Waa Maxay Go’aanka ay qaateen madasha Horu socod ee uu hogaamiyo Xildhibaan C.Rashiid, VOA ayaa arintaas ka wareysatay Gudoomiyaha KMG ah ee madashaas.

RIIX HALKAN: DHAGAYSO WAREYSIGA

Salaad Cali Jeelle oo kamid ah siyaasiyiinta sida weyn magaca ugu dhex leh Soomaaliya ayaa si aan la fileyn uga hadlay sababaha loo aas aasay madasha Horu-socod.

RIIX HALKAN: DAAWO WAREYSIGIISA

Hadalka kasoo yeeray odayaasha dhaqanka Hawiye ayaa kusoo aadaya xili Madasha Horusocod oo dhawaan lagu dhawaaqay ay sheegeen ineysan mucaarad ku aheyn dowladda Soomaaliya.

1

Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)