(DHAGAYSO) Nolosha Wiilal Soomaali ah oo halis ku jirta & Dhibaato loogu geysto Xabsiga Hargeysa

Dhalinyaro Soomaali ah oo ku xiran xabsi ku yaal magaaladda Hargeysa ee Somaliland ayaa noloshooda ay halis ku jirtaa kadib markii ay raashinki ka soomeen.

Dhalinyaradan oo kasoo jeeda Koofurta Soomaaliya ayaa waxaa ay xiran yihiin sanado aad ubadan kadib markii laga soo wareejiyay xabsi ku yaal dalka Siishelis halkaas oo lagu xakumay waxaana lagu helay dambi ah burcad badeednimo ah.

Mid kamid ah dhalinyarada ku xiran xabsiga ayaa saxaafada usheegay in ilaa axadii lasoo dhaafay aysan waxba cunin isla markaana ay noloshooda halis ku jirto maadaama ay mudo xiran yihiin oo aysan helin wax xaquuq ah.

Hoos ka dhagayso cabashada dhalinyaradda


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




wararkii ugu danbeeyay