Home WARARKA (DHAGAYSO) Ninkii ku caanbaxay AR FARMAAJO II GEEYA oo Cabsi ay soo...

(DHAGAYSO) Ninkii ku caanbaxay AR FARMAAJO II GEEYA oo Cabsi ay soo wajahday kadib…

4
0

Ninkii ku caan baxay Ar Farmaajo ii geeya ayaa wareysi uu bixiyay waxaa uu kaga hadlay dareenkiisa kadib markii uu la kulmay madaxweynaha Soomaaliya.

Cabdullahi Daanyeerow ayaa la weydiiyay waxyaabihii uu madaxweynaha kala kulmay iyo hadii wadahadal la yeeshay.

Laakiin Ninkan oo ah beeraley reer Jowhar ah waxaa la sheegayaa in noloshiisa ay halis ugu jirto hanjabaadyo uu xili hore helay.

https://www.youtube.com/watch?v=fJIDBKmuPKI

Waxaa kale oo la ogaanaya in Xafiiska madaxweynaha DF uu qorsheynayo in Cabdullahi uusan ka tagin magaalada Muqdisho

Laakiin waxaa uu jeclaan lahaa inuu sii wato shaqadiisa beeraleynimada ah ee uu ka haystay magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya.

Jawaab Dhaaf

Please enter your comment!
Please enter your name here