(DHAGAYSO) Kooxda Damu Jadiid oo markii ugu horeysay War kasoo saartay RW Cusub

Kooxda Damu Jadiid ayaa markii ugu horeysay ka hadashay Ra’isul Wasaaraha cusub ee Soomaaliya kaas oo uu dhawaan magacaabay madaxweyne Farmaajo.

War kooban oo sargaal katirsan Kooxda Damu Jadiid ku shaaciyay bogiisa Facebook kaas oo ay ku taageerayaan ra’isul Wasaaraja cusub.

RIIX HALKAN: DHAGAYSO WARBIXIN BUUXDA

Mahad Salaad oo ka mid ahaa wasiirada Dowladda waqtigu ka dhamaaday sidoo kalana ah xubin muhiim ah oo ka tirsan Damul Jadiid ayaa dhowaan waday weeraro dhanka warbaahinta ah oo ka dhan ah madaxweyne Farmaajo ,laakiin marki la magacaabay Ra’iisul wasaaraha cusub waxaa uu badalay aragridiisii waxaana uu bilaabasy inuu soo amaano isagoo u balan qaaday iney la shaqeyn doonaan.

Hoos ka Akhri Fariinta Masuulkan katirsan Damu Jadiid


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




wararkii ugu danbeeyay