(DHAGAYSO) J/Land oo si lama filaan ah ubeenisay in Madaxweyne Uhuru Kenyatta soo booqday Dhoobley

Maxamuud Sayid Aadan Madaxweyne Ku xigeenka Maamulka Jubbaland ayaa been abuur la faafinayo ku tilmaamay Booqashadii Shalay uu Magaalada dhoobley ku tagay Madaxweyanaha Dalka Kenya Uhuru Kenyatta.

Maxamuud Sayid Aadan ayaa waxaa uu intaa ku daray in Uhuru Kenyatta xitaa uusan tegin Gobolka Waqooyi Bari ee Dalka Kenya isagoona ka digay in wararka aan xaqiiqo aheyn laga tabiyo deegaanada Maamulka Jubbalad.

Shalay Gelinkii dambe si rasmi ah Madaxtooyadda Kenya waxaa ay u shaacisay Booqashadii Uhuru Kenyatta uu ku tagay Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




wararkii ugu danbeeyay