Home WARARKA (DHAGAYSO) Gudoonka Barlamaanka oo RW Xasan dul dhigay amar deg deg ah...

(DHAGAYSO) Gudoonka Barlamaanka oo RW Xasan dul dhigay amar deg deg ah iyo Culeyskii ugu xooganaa oo haysta Kheyre

1
0

Guddoomiye Ku Xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Soomaaliya Mahad Cabdalla Cawad ayaa sheegay in Ra’isal Wasaaraha ay ka dalbadeen in si deg deg ah uu ku soo dhiso Xukuumada.

Waxa uu sheegay in Xildhibaanada Baarlamaanka ay aadi lahaayeen degaan doorashooyinkooda si ay ugu qeyb qaataan Howlaha gurmadka balse ay u xayiran yihiin ansixinta Xukuumada.

Waxa uu sidoo kale sheegay in ay muhiim tahay in la soo dadajiyo dhismaha Xukuumada isla markaana Arrintaasi Guddoonka Baarlamaanka uu kala hadlay Madaxweynaha iyo Ra’isal Wasaaraha.

Guddoomiye Ku Xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Soomaaliya Mahad Cabdalla Cawad ayaa sheegay in Xildhibaanada ay diyar u yihiin in ay ka qeyb qaataan Howlaha gurmadka loona baahan yahay in laga qeyb geliyo.

https://www.youtube.com/watch?v=3RoZUtA13FE&feature=youtu.be

 

 

Jawaab Dhaaf

Please enter your comment!
Please enter your name here