(DHAGAYSO) Gudoomiyaha gobolka Banaadir oo sharuud adag hor dhigay madaxweynaha Soomaaliya Mudane Farmaajo

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir, aha duqa magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa farriin adag iyo baaq u diray dowladda cusub ee Soomaaliya iyo Madaxweynaha la doortay Maxamed C/llaahi Farmaajo.

Isagoo dadweyne fara badan kula hadalyay Daljirka Dahsoon ayuu sheegay ka codsaday Madaxda cusub ee dalka iyo Madaxweyne Famaajo inay caddeeyaan Maqaamka gobolka Banaadir.

RIIX HALKAN: DHAGAYSO CODKA

Wuxuu kaloo sheegay inaysan ka daali doonin raadinta xuquuqda siyaasiga ah ee Gobolka Banadir, isagoo caddeeyay in Banaadir isku filan tahay

 


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)