(DHAGAYSO) Dowlada Soomaaliya oo looga digay Qatarta Saldhiga Militeri ee Turkiga ka sameysanayo Muqdisho

Dalka Turkey ayaa saldhig militeri ka sameysanaya magaaladda Muqdisho, iyadoo la filayo in madaxweynaha Turkey uu soo gaaro Soomaaliya si uu xariga uga jaro saldhigaas.

Col. Cabdi Nuur Jaamac Jookar oo kamid ahaa militerigii dowladii dhexe ee Soomaaliya ayaa ka digay in saldhigaas uu noqdo mid Turkiga uu kusoo bandhigo awoodiisa militeri ee uu ka damacsan yahay geeska Afrika

Hadaba, Faa’ido noocee ah ayay Soomaaliya ka heli doontaa Saldhigan? waase maxay qatarta qarsoon ee Turkiga ka damacsan yahay Geeska Afrika,  muxuuna kusoo kordhin karaa xariirka dowlada Soomaaliya iyo Turkey, waxaa arimahaas ka hadlaya Col Cabdi Nuur Jaamac Jookar.

Hoos ka dhagayso Wareysiga


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




wararkii ugu danbeeyay