DHACDO CUSUB:- Nin 31 Sano Itoobiyaan ahaa oo hadda Ogaaday inuu Soomaali

C/qaadir Maxamad Xuseen Guulled  oo ah nin isku heystay inuu yahay Itoobiyaan  ayaa ogaaday 31 sano kadib  inuu yahay Muwaadin Somali ah kadib markii uu lasoo xariiraywarbaahinta una sheegay inuu doonayo inuu helo dadkiisa wixii garanayan ama maqlay.

C/qaadir ayaa ka sheekeyey taariikhdiisa oo kooban iyo sida uu ku soo ogaadaya  inuu Soomaali yahay.

C/qaadir oo hada ah 31 sano jir ayaa ku bar baaray Dalka Itoobiya  Waxa barashada dugig sare-na  wuu  kaga baxay Halkaasi,waxaana intaa  ka dib loo qoray Ciidanka Milatariga ee dalka .

C/qaadir ayaa sheegay in Aabihii uu ahaa Askari ka tirsanaa Ciidanka Milatariga Soomaaliya Dowladdii dhexe ee Soomaaliya.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




wararkii ugu danbeeyay