DEG DEG:Wasiirka Gaashaadhiga Soomaaliya oo hada iscasilay iyo shaqsiyaad kale oo raba…

War goordhaw kusoo dhacay Warqabadka Shabakada Baahin.com ayaa sheegaya in uu is casilay Wasiirka Gaashaandhiga Xukuumada Soomaaliya Cabdirashiid Cabdulaahi Maxamed

Wasiirka Gaashaandhiga ayaa warqada iscasilaadiisa u gudbiyay Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, waxaana la sheegay in R/Wsaaaraha uu aqbalay is casilaada Wasiirka.

Sida aan Wararka ku helnay Wasiirka Gaashaandhiga ayaa is casilaadiisa lagu macneeyay arimo shakhsi ah, waxaana is casilaadan ay timid kadib markii uu soo dhaaday shirka golaha Wasiirada.

Waxii Warar ah ee kusoo kordha kala soco Wararkayaga dambe Insha Allah


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)