DEG DEG:War argagax leh oo goor dhow naga soo gaaray magaalada Kismaayo siweyna loo hadal haayo

Wararka naga soo gaaraya deegaanka goobweyn ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in Wiil Aabihiis uu qoorta ka jarey.

Dhacdadaan oo aad looga naxay ayaa waxa ay ka dhacday deegaanka goobweyn oo 30km u jira Magalada Kismaayo,sida ay sheegayaan dad goobjoogayaal ah.

Taliyaha Booliska Magalada Kismaayo ayaa sheegay in Wiilka uu Aabihiis uu qoorta baangad kaga jaray,ka dibna uu isku-dayey in uu baxsado,balse Ciidamada Booliska Jubbaland ay Gacanta ku dhigeen wiilkii Aabihiis qoorta ka jaray,iyaga oo xabsiga dhigay.

Goordhow kala socda faah faahinta Warkaan Baahin.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here