DEG DEG:Amisom oo weerar qarax lala beegsaday & Qasaaraha ka dhashay

Wararka goordhow nasoo gaaray ayaa sheegaya in qarax xoogan uu oo laga maqlay meelo badan lala bartil maameedsaday Ciidamada AMISOM.

Qaraxa ayaa ahaa Miinada Nuuca dhulka lagu Aaso waxaana lala bartil maameedsaay Kolonyo ay la socdeen Ciidamada AMISOM oo marayay deegaana Muuri ee Gobolka Shabellaha Hoose.

Khasaaro ayaa la sheegay in uu ka soo gaaray Ciidamada AMISOM ee qaraxa lagu weeraray.

Dadka deegaank ayaa inoo sheegay in ay arkayeen gaarigii qaraxa uu haleelay oo gaari kale ay ku jiidayaan Ciidamada.

Qaraxyada iyo Weerarada gaadmada ah ee ay la kulmaan Ciidamada AMISOM ayaa waxaa masuuliyadooda dusha saarta Kooxda Al-Shabaab.

1

Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)