DEG DEG:5 Qofood oo dhimatay 21 oo dhaawac kadib toogasho goor dhow kabilaabatay…

Shan qofood ayaa kudhimatay in kabadan 21 qof ayaa kudhaawacantay toogasho goor dhow kadhacday Odessa ee gobolka Texas ee dalka Maraykanka.

Booliska magaalada Odessa ee gobolka Texas ee dalka Maraykana ayaa sheegay tacshiirad meel dad badani joogeen lagu furay ay dad badani ku wax yeelloobeen.

Sida ay warbaahinta usheegeen dad goobjoogayaal ayaa shegaayo in maqleyn rasaas xoogan oo kadhacayso goobta inkastoo u durbadii soo gaarayn ciidamada amaanka.