DEG DEG: Xildhibaan Goordhow lagu xiray Magaalada Kismaayo & Faah Faahin laga helayo

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Kismaayo ee Xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in ciidanka Nabad Suggida Jubbaland ay xabsiga dhigeen Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Jubbaland.

Xildhibaanka la xiray ayaa lagu magacaabaa  Shuceyb Ibraahin Faarax, waxaana laga soo doortaa gobolka Gedo.

Wararku waxay sheegayaan in xildhibaanka lala xiray haweeney, mana jiro wax war ah oo weli ka soo baxay laamaha ammaanka ee maamulka Jubbaland.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)