Home WARARKA DEG DEG: Toogasho Goordhow Askar katirsan Militeriga loogu geystay Muqdisho

DEG DEG: Toogasho Goordhow Askar katirsan Militeriga loogu geystay Muqdisho

2
0

War deg deg ah oo hadda ku soo dhacay Warqabadkeena ayaa sheegaya in labo Askari oo ka tirsan Ciidamada Milateriga Dowlada lagu dilay Isgooyska Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho.

Askarta ayaa lagu dhax dilay Gaari caasi ah oo ay saarnaayeen waxaana goobta ka baxsaday Kooxdii dilka geystaya oo lagu sheegay in ay ku hubeysanaayeen Bistoolado.

Ciidamo ka tirsan Dowlada Federaalka ayaa gaaray Isgooyska Bakaaraha waxaana ay halkaa ka qaadeen Ciidamadii kooxaha Hubeysan ay toogteen kuwaas oo lebisnaa Tuutaha Ciidamada Milateriga.

Jawaab Dhaaf

Please enter your comment!
Please enter your name here