DEG DEG: Taliyihii Guutada 21-aad ee Ciidamada Militeriga oo ku geeriyooday.

Waxaa goor dhow ina soo gaaray in uu geeriyooday Taliyihii Ciidamada Xooga Dalka Gaar ahaan Taliyaha Guutada 21aad oo fadhigoodu yahay Gobolada Dhexe ee dalka.

AUN Cabdi Yuusuf Maxamed “Cabdi Faataxo” ayaa ku geeriyooday Magaalada Copenhagen ee Dalka Denmark Halkaas oo mudooyinkii u dambeeyay uu ku xanuusanayey.

Qaar ka mid ah Ehelada Marxuumka Cabdi Yuusuf Maxamed “Cabdi Faataxo” ayaa inoo xaqiijiyay Geeridiisa.


Shabakada Baahin.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail cabkayare@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)