Home WARARKA DEG DEG: Suldaan caan ah oo Muqdisho lagu xiray, Ogow magaciisa

DEG DEG: Suldaan caan ah oo Muqdisho lagu xiray, Ogow magaciisa

12
0

Suldaan C/casiis Afgaduud oo la soo Xiriiray warbaahinta ayaa sheegay in Maanta lagu xiray Saldhigga Degmada Xamar-jajab ee Gobolka Banaadir.

Suldaan Cabdi Casiis ayaa sheegay in Xarigiisa uu ka Dambeeyo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaake,waxaana uu Xusay in Sababta loo xiray ay tahay Musharax kamid ah Musharaxiinta u taagan Xilka Madaxweyne uu Taageeray.

Maamulka degmada Xamar-jajab oo aan la Xariirnay  si aan wax uga weydiino Xariga Suldaan Afgaduud  ayeysan noo suuro gelin in aan helno

Jawaab Dhaaf

Please enter your comment!
Please enter your name here