Home WARARKA DEG DEG: Qarax ka dhacay Degmada Afgooye iyo Rasaas toos ah…..

DEG DEG: Qarax ka dhacay Degmada Afgooye iyo Rasaas toos ah…..

3
0

Wararka ka imaanaya Degmada Afgooye Ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in Qarax xoogan uu  halkaa ka dhacay.

Qaraxa ayaa waxaa uu ka dhacay Boosteejada Baabuurta Aada Deegaanka tooratoorow waxaana halkaasi fariisn ku leh ciidamo ka tirsan Kuwa Dowlada Federaalka.

Qaraxa ayaa ahaa Bamgacmeed lagu tuuray Ciidamada inkastoo aan weli la’ogeyn khasaaraha Askarta Bamka lagu weeraray ka soo gaaray.

Jawaab Dhaaf

Please enter your comment!
Please enter your name here