DEG DEG: Qarax Ismiidaamin Ah Oo Galabta Ka Dhacay Muqdisho

War goordhaweyd oo kusoo dhacay Warqabadkeena ayaa sheegaya in Qarax Xoogan laga maqlay Magaalada muqdisho.

Abaare 5:04 Daqiiqo ayey aheyd markii Qaraxaasi dhawaqiisa la maqlay iyadoo weli faah faahino aan la heynin.

Wararka qaar ayaa sheegaya in Qarax gaari uu ahaa,islamarkaana uuradiisa laga arki karay meelo kala duwan oo sawiro laga qaaday.

lasoco Faah faahinta qaraxa